Tigtig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld tigtigid.
Tigtig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tigtig ↴
tigtigan | tigtigasho | tigtigid | tigtignaan | tigtignaansho | tigtigo | tobbog | tobbogsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg