Site icon Qaamuus

ereyga

Tiifowga maqaarka

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Mid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Rickettsiae”. Astaamo: madax xanuun daran, finan jirko dhan ku faafsan, qandho badan oo muddo dheer socota iyo isku-daran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiifowga maqaarka


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version