Site icon Qaamuus

ereyga

Tiinna

Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:

(kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin.

Tiinna

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tinna)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Waa la ogaaday sirtiinna”. ld tiin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiinna

kuwiinna | tiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version