Site icon Qaamuus

ereyga

Tiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. (-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub. 2. Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh. 3. T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.

Tiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiir

daaddeg | udub | ugu hooseeye | urugo | xaj | afdhuub | arkaan | baallacad | barjee | belaayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version