Site icon Qaamuus

ereyga

Tiirtaagan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(tiirotaagan, m.l) (jool.) Kolon didib ah oo ay biyo ku sameeyeen dedka god, oo uu ku jiro milan-didibeed saqafka ka soo da'ya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiirtaagan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version