Site icon Qaamuus

ereyga

Tiisa

Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:

(kuwiisa, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Nin tiisa haysata tu kale uma daryeelo”.

Tiisa

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tiisa)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee lab) uu leeyahay. Tus. “Cali beryahan bartiisa lama arkin”. ld ti, tii³, tiis.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiisa

kuwiisa | meelmaag | ti | tii | tiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version