Site icon Qaamuus

ereyga

Tilmaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)

Calaamad muhim ah oo wax lagu garto. 2. Akhbaar iyo macluumaad laga siiyo cid meel ayan aqoon.

Tilmaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay,-aantay;-aami)

1. U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid. 2. Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tilmaan

ta | taa | ka | ogsidhayn | taas | abbaarqaado | astaan | barmaguur | bikaaco | calaamo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version