Timaaddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wax mustaqbalka dhici doona.
Timaaddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Ammin faleed tilmaama fal aan weli dhicin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga timaaddo ↴
caado-immaansho | yeer | bas | dabaylwac | istijoo | laba-iyo-tobanle | magaag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg