Site icon Qaamuus

ereyga

Timir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed u eg geedaha baarta. 2. Miraha geedkaas ka baxa, sonkor baa ka buuxda, laf yar oo adagna way ku dhex-jirtaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga timir

jaabbiyad | awrdhaw | awrdhaw | axar | baar | barni | beeg | beni | busur | cakisan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version