Tiqraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Shay adag oo la kala dhexgeliyo laba wax si ayan isu qabsan. ld taqraar¹.
Tiqraar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, rtay)Shay adag laba wax kala dhex gelin si ayan isu qabsan. ld taqraar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiqraar ↴
taqraar | taqraar | taqraarid | taqraarnaan | taqraarnaansho | tiqraaran | tiqraarid | tiqraarnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg