Site icon Qaamuus

ereyga

Tiraab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay. 2. ld tiraabid.

Tiraab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Hadal aan qornayn (eeg af tiraab).

Tiraab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Hadlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiraab

af | dheh | dhigaal | juuq | suugaan | tiraabid | weeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version