Site icon Qaamuus

ereyga

Tirada dadka

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-oyin, ml.)

1. Ikoolajii ahaan, koox isku sinji ah oo meel ku wada nool. 2. Tirada wadarta sinjiyo ama bah kale oo noole ah oo ku nool meel la yaqaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirada dadka

cufnaanta tirada dadka | hiddo-barasho tirada dadka | ikooloji | tiro-dhimasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version