Site icon Qaamuus

ereyga

Tirakoob

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Habka loo helo ama lo tirsho tira guud.

Tirakoob

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax inta tiradoodu tahay helid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirakoob

tirakoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version