Site icon Qaamuus

ereyga

Tiriig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.l)

1. Koronto. 2. Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo. 3. T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiriig


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version