Site icon Qaamuus

ereyga

Tirji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xarig iwm oo xoog leh samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirji

maroog | tirigsan | tirigso | tirjin | tirjis | tirjiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version