Site icon Qaamuus

ereyga

Tiro Afogaadro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro Afogaadro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version