Site icon Qaamuus

ereyga

Tiro lakab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro lakab

tiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version