Tiro maangal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Summad R: urur ka kooban dhammaan tirooyinka lakab ah iyo kuwa lakabka la'.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro maangal ↴
qiimaha sugan ee tiro maangal ah | tiro lakab | tirooyinka lakab la' | xidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg