Site icon Qaamuus

ereyga

Tiro murakab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Tiro leh sansaanka a + ib, taas oo a iyo b ay yihiin tirooyin maangal ah oo i=V-1 (ama i2=-1) a waxa la yiraahdaa qaybta maangalka ah, ib-na qaybta khayaaliga ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro murakab

qiimaha sugan ee tiro murakab ah | tirooyin-khayaali |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version