Tiro-dhalasho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Lambarka dhallaanka nool oo sannad gudihiis dhasha 1000 kii naagood da'doodu u dhexeysa (15-44) sano da'da dhalidda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro-dhalasho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg