Site icon Qaamuus

ereyga

Tiro-dhimasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tirada dhimashada dadweynaha ee muddo cayinan dhexdeed. Tirada dhimasho sanadeedka waa tirada inta dhimatay oo diiwaangashan ee sannad gudihiis oo lagu dhuftay (x) 1000 loona qaybshay tirada dadka uu le'egyahay sannadka bartamihiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro-dhimasho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version