Site icon Qaamuus

ereyga

Tirooyin-khayaali

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Tiro murakab ah oo leh sansanka a+bi oo b aan la'ekayn eber, aas oo, a iyo b yihiin tirooyin maangal ah, iyo i = -1. Ama waa tiro labajibbaarkeedu uu yahay tabane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirooyin-khayaali


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version