Tirsame
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tus. “buug, qalin, qof, iwm”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirsame ↴
matirsame |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg