Site icon Qaamuus

ereyga

Tirsiimo

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Abyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo, waxa kale oo la yiraahdaa tirooyinka wax lagu tirsado ama abyooneyaasha togan (eeg abyoone).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirsiimo

abtirsiimo | abyoone | dhoys | tiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version