Site icon Qaamuus

ereyga

Tirtire

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

1. Geed mayrax ka samysan oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtiro. 2. Wax kasta lagu tirtiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirtire

masaaxad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version