Site icon Qaamuus

ereyga

Tobograafiyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah. 2. Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.

Tobograafiyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) Qeexid faah-faahsan ama bandhig muuqaallobe-deed, dabiici iyo sanaaci, labadaba ee meeleed, sidaasoo kale ayaa laga rabaa khariidad, toobograafiyeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tobograafiyo

tobograafiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version