Toddobaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada. 2. Toddoba beri oo isku xigta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toddobaad ↴
g | r | kaalandar | aqoonta ummulinta | arbaco | aroos | aroosad | axad | caddo | dabshid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg