Toddobaatan
Qaabnaxa: m.l.t. Isrogrogga:Tiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toddobaatan ↴
caabbiri | toddobaatameeye | toddobaatanaad | waxaraxir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg