Site icon Qaamuus

ereyga

Toddobabax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameeyo.

Toddobabax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska ka bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toddobabax

toddobabixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version