Site icon Qaamuus

ereyga

Tog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

Meel godan oo biyo mareen ah.

Tog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

(juqr.) Biyo mareen lama degaan kaa soo badanaa engegan, oo biyo leh kaliya xilli roob badan kaddib. Togaggu waxay guud ahaan ku baaba'aan lamadegaanka dhexdiisa, waxa laga yaabaa inay ka siilaabmaan lamaddegaanka laftiisa, ama dhalaalidda barafyada ee buuro fog.

Tog

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. (f.g) Wax kala taagid. 2. (f.mg) Tog ku dhex socosho.
Ruuxtog*

Qof dhaawacmay oo la dhamaystiray (ladilay)


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Qof la dhaawac kadibna ladhamaystiray (ladilay

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tog

eber | laag | ogsidhayn | taagan | ugu hooseeye | abnaq | abyoone | adaarbiciid | af | asiidh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version