Site icon Qaamuus

ereyga

Togan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax la togay noqosho.

Togan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

1. Wax la togay ahaansho. 2. (xis.) Wax eber ka badan ahansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga togan

eber | ogsidhayn | ugu hooseeye | abnaq | abyoone | asiidh | atam | ayoon | ayoon-taban | ayoon-togan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version