Site icon Qaamuus

ereyga

Togo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. Xoolo iwm oo meel tuban wax ka doorasho. 2. Xarig iwm jiidasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga togo

togasho | togox |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version