tolee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Wax tolka leeyahay ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tolee ↴
dagaaltoleed [m.l]
Dagaal dhex mara dad qaraabo ah; dagaalsokeeye.
tolayn [m.f.dh]
eeg tolee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg