Tolo
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-toshay, -tolatay)Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax iskula qabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tolo ↴
saabcaaro | kaabi | waalli | aarad | argeeg | baalentoloji | badhan | cabbaar | daraf | daruur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg