tolon
(m.l) (-ommo/-lmo, dh)ld tolan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tolon ↴
macawis [m.dh] (-syo, m.l)
Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan.
tolan [m.l] (-anno, m.dh)
Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg