tolow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tolow ↴
toloobid [m.f.dh]
eeg tolow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg