Too
Qaabnaxa: mu.ac.dh Isrogrogga:kuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid. Tus. “Roob iyo barwaaqo toona ma arag”.
Too
Qaabnaxa: mu.ti.dh Isrogrogga:Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.
Tooshka iga daa*
Dadka ha igu so jeedin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Toosh*
Aalad batari ku shaqeysa oo wax lagu iftiimiyo.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga too ↴
aaddi | aal | ibajitoobid | daabac | qaabbil | saab | waa | baadi | baadiyaysan | edbi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg