Site icon Qaamuus

ereyga

toobad
(m.dh)

U noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toobad

taa'ib [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.

tawbad [m.dh]
ld toobad.

toobadkeen [m.l]
1. T. ah: qof toobadkeenaya. 2. ld toobadkeenid.

toobadkeen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Ilaah addeeciddiisa u noqosho.

toobadkeenid [m.f.dh]
eeg toobadkeen². ld toobadkeen¹ (2).

toobadla'aan [m.dh]
Ku sugnaanta lagu sugnaado cibaado la'aan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version