tooban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax la toobay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooban ↴
gantooban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooba.
toobnaan [m.f.dh]
eeg tooban. ld toobnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg