Site icon Qaamuus

ereyga

Tooda

Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:

(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”.

Tooda

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tooda)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh”. ld tood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tooda

raadka footoodanabeed | gasayar | kuwooda | listan | shacbaan | shawaal | soon | soondheere | soonfur | soonqaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version