Site icon Qaamuus

ereyga

Toog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)

1. Kol; mar. 2. In kol naas laga dhiijiyo. 3. Roob yar.

Toog

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Aqoonta liishaanka. 2. Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toog

waa | ontoogoni | cimil | daani | daani | dhaqays | dhaqayso | gonle | goonnibbaar | halgame |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version