toojo
(m.dh)Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toojo ↴
tood [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Neef irmaan oo aan la maali karin; toojo. ld toojo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg