Site icon Qaamuus

ereyga

tookh
(m.l)

Faan, ammaan.

tookh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-khay, -khday)

Ku t.: faan iyo istustus samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tookh

baantookh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Cid ammaan badan oo ay lahayn sheegasho.

baantookhid [m.f.dh]
eeg baantookh.

dhood [m.l]
Faan; baan; tookh.

hallagaasheego [m.dh]
Istus tookh; faan.

tookhid [m.f.dh]
eeg tookh².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version