Toon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Miro is qabsaday oo dhuuban. 2. Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.
Toon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
Toon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhir urursan oo meel ku wada taal. 2. Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toon ↴
aal | kaadiraaci | kaaftoon | kaaftoon | aysootoonik | balaanktoon | bejiyo | biyantooni | biyantooniyad | biyatooni |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg