toore
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)1. Waddo yar oo xooluhu bixiyeen. 2. Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toore ↴
bastooreyn [m.dh]
(daaw.) Kululeynta caano ilaa kulku gaaro 65°C oo lagu hayo soddon daqiiqadood (30), ama kulka la gaarsiiyo ila 72°C laguna hayo shan iyo toban daqiiqadood (15), si loo dilo baktiiriyada ay ka mid yihiin kan qaaxada iyo kan tiifowga.
tooratoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Bir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo.
toorayn [m.f.dh]
eeg tooree.
tooree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg