Site icon Qaamuus

ereyga

Toos

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco. 2. ld toosid.

Toos

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Nafley hurdo ka kicid. 2. Wax aan qalqalooc lahayn noqosho. 3. Qalad, wanaag ku beddelid.
Tooshka iga daa*

Dadka ha igu so jeedin


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Toosh*

Aalad batari ku shaqeysa oo wax lagu iftiimiyo.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toos

aaddi | qaabbil | baadi | baadiyaysan | edbi | kaaftoon | laace | raawis | ugaxlay | xagal furan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version