Site icon Qaamuus

ereyga

toosid
(m.f.dh)

eeg toos². ld toos¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh toosid

mirkac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Habeen gelinkii dambe toosid (cid).

rakcad [m.dh] (-do, m.l)
(dii.) Dhaqdhaqaaq salaadeed oo ka kooban, taagnaan ay ku xigto hal rakuuc, kor u toosid iyo laba sujuudood. ld ragcad, rakacad.

toos [m.l]
1. (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco. 2. ld toosid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version