Site icon Qaamuus

ereyga

tooxso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Qof hawl keli qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tooxso

nintooxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Ceel keli shubasho. 2. Hawl keli ku qabasho.

tooxsasho [m.f.dh]
eeg tooxso. ld tooxsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version