Site icon Qaamuus

ereyga

Tortor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay. 2. ld tortorid.

Tortor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax tortor ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tortor

tortorid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version