Site icon Qaamuus

ereyga

Tub

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)

Dhabbe; waddo.

Tub

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.

Tub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax badan meel isugu keenid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tub

taallee | tabaako | badeecad | bayb | booc | budul | buurbuur | buuriyahan | caanomaallo-isle'eg | cambuul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version